Qeexid

"Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga filfil oo kali ah:
  • Maxamed Cabdi Filfil oo ka badbaaday isku dayga dil ayaa saxaafadda u sheegay inuu caafimaad qabo isla markaana aysan waxba gaarin, wuxuuna ka gaabsaday inuu farta ku fiiqo cidda rasmi ahaan uga dambeysay qaraxiisa.
  • Dhegaystayaasha indhaha buurbuuranow iminkana waxa idinku soo maqiiqan warkii dunida, waxaana maanta u soo indho kuulatay Abaydaay Filfilo-caddeey.