Qeexid
"Wax filfil ku darid."
Qeexid Xigta
Cid dhibaato gaarsiin.
[-iyay, -isay]
filfil yay
filfil say
f.g2"Wax filfil ku darid."
Cid dhibaato gaarsiin.
Wadaag:
Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul.
m.dh
Wadaag:
Xabag cadaadeed, weli aan adkaan oo marka la cuno lagu dibbiro.
m.l
Wadaag:
Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro.
Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado.
Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.
m.l
Wadaag:
Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo.
Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.
m.l
Wadaag:
Wax nidaamsanaa kala daadin.
Wax iska filqid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wadarta sano ee noole jiro.
Da', cimri.
La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
m.l
Wadaag:
F./u f.: wax malayn.
Wax rajayn.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wax la filqay ahaansho. ld firiqsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax wax hayay ama la hayay ama wax ku mudnaa ama ku tiirsanaa, xoog sidbasho ku jirto u boodid, u bixid, u siibasho.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho.
Isku f.: wax aan cid wax uga baahnayn ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: