Qeexid
"Xabag cadaadeed, weli aan adkaan oo marka la cuno lagu dibbiro."
"Xabag cadaadeed, weli aan adkaan oo marka la cuno lagu dibbiro."
Wadaag:
Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul.
m.dh
Wadaag:
Wax filfil ku darid.
Cid dhibaato gaarsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ku f.: dhib ama hawl ama wax la bixinayo, dad badan wadaajin, u qaybin; xisaabtamid.
f.mg1
Wadaag:
Eray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (2).
e.d
Wadaag:
billaa fk. Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa. Tus. “Billuu keen?”.
Wadaag: