Qeexid
"Wax la filgay ahaansho."
[-nay, -ntay]
filgan2 ay
filgan2 tay
f.mg1"Wax la filgay ahaansho."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ku f.: dhib ama hawl ama wax la bixinayo, dad badan wadaajin, u qaybin; xisaabtamid.
f.mg1
Wadaag:
Qori xooggan oo afka loo dhuubo si wax loogu qodo.
Guntin ay wax ku guntadaan haweenka oo ah dacal hoosaadka googaradda. ld filgan1.
m.l
Wadaag:
Herinta inta ugu toog badan marka hargaantiga laga reebo.
m.dh
Wadaag:
Wax dubka laga qaaday ahaansho.
Wax caarad dhuuban loo yeelay ahaansho.
Wax indhaha laga qalay ahaansho. 4. Wax qashin laga xaaqay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn samayn (nafley).
f.mg1
Wadaag:
Kabbaysi aayar-aayar ah caano u wadaagid.
Si tartiib ah caano u dhamid.
f.g1
Wadaag:
Wadarta sano ee noole jiro.
Da', cimri.
La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) (daaw.) Nabarro yaryar oo ka soo baxa maqaarka intiisa sare. Sida badan waxa lagu arkaa jadeecada.
m.l
Wadaag:
Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Labada ilig ee sare middood.
Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m.dh
Wadaag:
F./u f.: wax malayn.
Wax rajayn.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag: