Qeexid
"Wax nidaamsanaa kala daadin."
Qeexid Xigta
Wax iska filqid.
[-gay, -gtay]
filig2 ay
filig2 tay
f.g1"Wax nidaamsanaa kala daadin."
Wax iska filqid.
Wadaag:
Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo.
Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale.
m.dh
Wadaag:
Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro.
Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado.
Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.
m.l
Wadaag:
Wax filfil ku darid.
Cid dhibaato gaarsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-go, m.l) Xarig yar, guntin leh oo ka laallaada dabinka oo inta godka la geliyo garangarta iyo dhidibku isuhayaan.
(sh.r) F. dheh: si dhegdheg ah u dhaqaaqidda ama isu rogidda.
m.dh
Wadaag:
Wax la filqay ahaansho. ld firiqsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
F./u f.: wax malayn.
Wax rajayn.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wadarta sano ee noole jiro.
Da', cimri.
La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
m.l
Wadaag:
Wax meel taagid si aysan u dhaqdhaqaaqin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul.
m.dh
Wadaag:
Wax wax hayay ama la hayay ama wax ku mudnaa ama ku tiirsanaa, xoog sidbasho ku jirto u boodid, u bixid, u siibasho.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag: