Qeexid

"(-lqay, -liqday; -lqi) Wax sayrin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga filiq oo kali ah:
  • Waxa kale oo kulankaa lagaga wada hadlay sidii loo midayn lahaa, meelna la isugu keeni lahaa cududa haweenka kala filiqsan.
  • Nadaafadda caasimadda waxa mashaakilku haya xashiish filiqsan ama baylahsan oo maalin kasta shaarica la keeno.