Qeexid
"(juqr.) Barashada sayniseed ee fliqsanaanta goboleed ee faracyada ama jinsiyadaha bani-aadamka iyo dhaqamadooda."
"(juqr.) Barashada sayniseed ee fliqsanaanta goboleed ee faracyada ama jinsiyadaha bani-aadamka iyo dhaqamadooda."
Wadaag:
eeg filiqsan. ld filiqsanaansho, firiqsanaan, firiqsa naansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la filqay ahaansho. ld firiqsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro.
Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado.
Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.
m.l
Wadaag:
Wax nidaamsanaa kala daadin.
Wax iska filqid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo.
Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.
m.l
Wadaag: