Qeexid

"ld fillamid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fillan oo kali ah:
  • Laakiin goolka guushu waxa uu yimid shan daqiiqadood kadib, waxaanu ahaa tusaale ku fillan heerka weerarka kubadda cagta.
  • Haddii aad maluugta (tuhunka) marka horeba soo qadinto oo aad dacwiga ku darto, markaa arrintu way ka habawday, waayo waxa kugu fillan in lagu yidhaahdo oo keliya (hubka adiga kuuma sidan) waayo haddii aan hubka isaga ah u sitey markaaba maan ku dhufto.