Qeexid
"ld fillamid."
"ld fillamid."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ku f.: dhib ama hawl ama wax la bixinayo, dad badan wadaajin, u qaybin; xisaabtamid.
f.mg1
Wadaag:
Xabag cadaadeed, weli aan adkaan oo marka la cuno lagu dibbiro.
m.l
Wadaag:
Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho.
Isku f.: wax aan cid wax uga baahnayn ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm.
“F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”.
m.l
Wadaag:
Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan.
Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan.
Neef indhaha beelay.
m.l
Wadaag:
Wax dubka laga qaaday noqosho.
Wax caarad dhuuban loo yeelay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.dh) Dagaal ama tartan laba quwadood oo iska soo horjeeda ka dhexeeya.
m.l
Wadaag:
Kabbaysi aayar-aayar ah oo caano loo wadaago.
Si tartiib ah oo caano loo dhamo.
ld fiiqtamid.
m.l
Wadaag:
Dhacdo yaab iyo amankaag leh oo aan la sugeyn. ld filawaa.
m.l.fk
Wadaag:
Geed abaareed weyn, cufan, calemo yaryar leh, qodax lahayn oo ubaxiisu udgoon yahay.
Budo caleen oo marka la qaso ciddiyaha, timaha iwm lagu guduudsado.
m.l
Wadaag:
F./u f.: wax malayn.
Wax rajayn.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wadarta sano ee noole jiro.
Da', cimri.
La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.
m.l
Wadaag: