Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Ku f.: dhib ama hawl ama wax la bixinayo, dad badan wadaajin, u qaybin; xisaabtamid."
"(-amay, -antay; -ami) Ku f.: dhib ama hawl ama wax la bixinayo, dad badan wadaajin, u qaybin; xisaabtamid."
Wadaag:
Xabag cadaadeed, weli aan adkaan oo marka la cuno lagu dibbiro.
m.l
Wadaag:
Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho.
Isku f.: wax aan cid wax uga baahnayn ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax sixran noqosho.
Beer wax la falay noqosho.
Dhul wax la banneeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ka t.: wax samayntooda ku fekerid.
f.g1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
f.mg1
Wadaag:
Wax dubka laga qaaday ahaansho.
Wax caarad dhuuban loo yeelay ahaansho.
Wax indhaha laga qalay ahaansho. 4. Wax qashin laga xaaqay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax laysku haysto dagaal ama tartan u gelid.
f.mg1
Wadaag:
Kabbaysi aayar-aayar ah caano u wadaagid.
Si tartiib ah caano u dhamid.
f.g1
Wadaag:
Dhacdo yaab iyo amankaag leh oo aan la sugeyn. ld filawaa.
m.l.fk
Wadaag:
(-ammo m.l) Xammaarato yar, quruxsan, oo ay mulaca isku bahyihiin, afar addin iyo dabo dheer leh oo geedaha fuusha. ld cillaangeedafuul.
m.dh
Wadaag:
F./u f.: wax malayn.
Wax rajayn.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wadarta sano ee noole jiro.
Da', cimri.
La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) (daaw.) Nabarro yaryar oo ka soo baxa maqaarka intiisa sare. Sida badan waxa lagu arkaa jadeecada.
m.l
Wadaag: