Qeexid

"/dh eeg filnow. ld filnaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga filnaansho oo kali ah:
  • Hees kale ayaa jirtay oo lixdamaadkii uu sameeyey Marxuum Xasan Shiikh Muumin oo muujinaysa ka warheyntiisa waayaha nololeed ee dadka iyo waxa loo baahan yahay si loo gaaro isku-filnaansho.
  • "haddii xaaladda aay horumar sameyso, si ku filnaansho ah, markaa QM waxa ay isku diyaarin doontaa inay ka fekerto, haddii ay Ciidamo u direyso Somalia iyo in kale' ayuu Jones Parry u sheegay weriyayaasha.