Qeexid
"Ku f.: wax, wax kale baahi tiri kara noqosho."
[-naaday, -naatay]
filnow aaday
filnow aatay
f.mg3"Ku f.: wax, wax kale baahi tiri kara noqosho."
Wadaag:
Adke, wax milmay noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
F./u f.: wax malayn.
Wax rajayn.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wadarta sano ee noole jiro.
Da', cimri.
La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
m.l
Wadaag:
Ku f.: wax, wax kale deeqsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro.
Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado.
Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.
m.l
Wadaag:
Wax firo yeelasho.
Waraaq turub oo gembisan dhanka kale isu geddiyid.
f.mg1
Wadaag:
Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho.
Isku f.: wax aan cid wax uga baahnayn ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul.
m.dh
Wadaag:
Wax wax hayay ama la hayay ama wax ku mudnaa ama ku tiirsanaa, xoog sidbasho ku jirto u boodid, u bixid, u siibasho.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag: