Qeexid
"Wax wax hayay ama la hayay ama wax ku mudnaa ama ku tiirsanaa, xoog sidbasho ku jirto u boodid, u bixid, u siibasho."
[-qaday, -qatay]
filq aday
filq atay
f.mg3"Wax wax hayay ama la hayay ama wax ku mudnaa ama ku tiirsanaa, xoog sidbasho ku jirto u boodid, u bixid, u siibasho."
Wadaag:
F./u f.: wax malayn.
Wax rajayn.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Wadarta sano ee noole jiro.
Da', cimri.
La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
m.l
Wadaag:
Saf wareegsan oo dad taag ah ama fadhiya oo digrinaya; xilqad.
m.dh
Wadaag:
Wax dub ka qaadasho.
Wax caarad dhuuban u yeelasho.
Meel qashin ka xaarasho.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho.
Isku f.: wax aan cid wax uga baahnayn ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul.
m.dh
Wadaag:
Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro.
Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado.
Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.
m.l
Wadaag:
Nooc kalluunka waaweyn ka mid ah oo midab hurdi ah leh.
m.dh
Wadaag:
Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo.
Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.
m.l
Wadaag:
Qori xooggan oo afka loo dhuubo si wax loogu qodo.
Guntin ay wax ku guntadaan haweenka oo ah dacal hoosaadka googaradda. ld filgan1.
m.l
Wadaag: