Qeexid
"Findhicil ilko ka baxsasho."
[-ishay, -ilatay]
findhicil shay
findhicil latay
f.g3"Findhicil ilko ka baxsasho."
Wadaag:
Geed quwaax dhuux adag oo leh laamo gaagaaban, qodxo dhaadheer, caleemo yaryar iyo asal.
Cunto la cunayo wax yar oo kaga hara ilkaha dhexdooda.
(- illo, m.dh) Qori yar oo cuntada ilkaha dhexdooda ku harta looga saaro.
m.l
Wadaag:
Daliigo bir ama naxaas ama macdan kale ka samaysan oo korontada la raacsiyo.
(muus.) Xargaha shareerada.
m.dh
Wadaag:
Fin yaryar oo aan cudur ahayn oo dadka dhallinta yar wejigooda ka soo yaaca.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Fin yar oo malax afka ku wata oo maqaarka ka soo baxa waxay noqon kartaa infekshin baktiiriyaad ee daloollada maqaarka oo xirmay iyo dufan ay soo daayeen qanjirrada xayrta ee maqaarka ku yaal.
m.l
Wadaag: