Qeexid
"Wax ordaya wax dul saaran ka ridid."
Qeexid Kale
Neef xooluuhu ku jirey ka cayrin. ld faniini.
Qeexid Xigta
Wax sida biyo dhagax iwm xoog u firdhin.
[-iyay, -isay]
finiin yay
finiin say
f.g2"Wax ordaya wax dul saaran ka ridid."
Neef xooluuhu ku jirey ka cayrin. ld faniini.
Wax sida biyo dhagax iwm xoog u firdhin.
“Axmed baa biyo nagu finiiniyey”.
Wadaag:
Wax ordaya xoog uga dhicid.
Wax meeshii ay joogeen ama ku dhegganaayeen xoog uga soo go'id ama uga soo ganmid.
Xoolo gaar u cararid. 2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Cadad yaryar oo meeshi ay ku dhegganaayeen xoog iyo dhaqso uga soo fuqay, ama uga soo ganmay.
Ciyaar carruureed ah dhaqxaan yaryar oo faraha lagu gamayo. ld faniin1.
m.l
Wadaag:
Wax badan oo wada jira oo ordaya, mid ka mid ah gooni u leexsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-iyaal, ml/dh) (daaw.) Dawo la adkeeyey oo iniinaha laga dhigo, guud ahaan oo afka laga qaato.
m.l
Wadaag:
Nin ciniin ka dhigid. ld caniini, canniini.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Indhaha kala qaadid si wax loogu dhaygago.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dood ama hadal hore oo loo qaadan waayey daba socosho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: