Qeexid
"Sabuul badar iniino ka fujin."
[-ilay, -ishay]
finjil lay
finjil shay
f.g1"Sabuul badar iniino ka fujin."
Wadaag:
(-nan, m.l) Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) (daaw.) Nabarro yaryar oo ka soo baxa maqaarka intiisa sare. Sida badan waxa lagu arkaa jadeecada.
m.l
Wadaag:
Geed quwaax dhuux adag oo leh laamo gaagaaban, qodxo dhaadheer, caleemo yaryar iyo asal.
Cunto la cunayo wax yar oo kaga hara ilkaha dhexdooda.
(- illo, m.dh) Qori yar oo cuntada ilkaha dhexdooda ku harta looga saaro.
m.l
Wadaag:
Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul.
m.dh
Wadaag: