Qeexid
"Neef baaqimo ah maalid."
[-saday, -satay]
finnaaqs aday
finnaaqs atay
f.g3"Neef baaqimo ah maalid."
Wadaag:
F. ah: neef irmaan oo aan caano badan lahayn; baaqimo. ld finnaaqo.
m.l.kh
Wadaag:
Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid.
Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Meel daaq u leh xoolo u daaq gaysasho.
f.lg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ka w.: dhib ama waxyeello hore ka so kabasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: