"Buurta meesha ugu sarreysa. ld fig."
Wadaag:
ld faqin, faqis.
m.f.dh
(-lqay, -liqday; -lqi) Wax sayrin.
f.g1
Axkaamta laga soo qaatay Qur'aanka iyo xadiiska Nabiga.
Qof ku xeel dheer diinta islaamka.
m.l
Cid hoos ula hadlid. ld faqi.
f.g2
-iyay, -isay
ld fisqi.
ld faqid.
.r Qosol f. la dheh: aad u qoslid.
m.dh.sh
Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.
Wax meel ku baahid.
f.mg1
-day, -dday
(-rro, m.dh) Wadaad aan aqoon dheer u lahayn diinta kuna qaraabta.
Nooc rooxaanta dadka ku dhacda ka mid ah.