Qeexid Xigta
ld faqin, faqis.
ld faqin, faqis.
Wadaag:
Axkaamta laga soo qaatay Qur'aanka iyo xadiiska Nabiga.
Qof ku xeel dheer diinta islaamka.
m.l
Wadaag:
Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed.
Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa.
Kuul yaryar oo haweenku xirto.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Wadaad aan aqoon dheer u lahayn diinta kuna qaraabta.
m.l
Wadaag:
Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro.
Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado.
Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire.
m.l
Wadaag:
(baay.) Borotiinta aan milmin ee samaysa miiqa yaryar ee laga helo meelaha dhaawacma, kuwaas oo aasaas u ah xinjirowga dhiigga.
m.l
Wadaag: