Qeexid
"Firaaqo ka dhigid (meel)."
[-qeeyay, -qaysay]
firaaqe eeyay
firaaqe aysay
f.g2"Firaaqo ka dhigid (meel)."
Wadaag:
Meel aan cidi joogin ama aan wax oollin.
Meel aan ciriiri ahayn.
m.dh
Wadaag:
Maro, buste iwm joodari dul saarid.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Joodari.
Maryaha, bustaha iwm ee la dul saaro joodariga. ld furaash.
m.l
Wadaag:
Wax firo u yeelid.
Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid.
Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax la firaashay ahaansho.
f.mg4
-shnaa, -shnayd
Wadaag: