Qeexid
"Maro, buste iwm joodari dul saarid."
[-shay, -shtay]
firaash2 hay
firaash2 htay
f.g1"Maro, buste iwm joodari dul saarid."
Wadaag:
Joodari.
Maryaha, bustaha iwm ee la dul saaro joodariga. ld furaash.
m.l
Wadaag:
Wax la firaashay ahaansho.
f.mg4
-shnaa, -shnayd
Wadaag:
Meel aan cidi joogin ama aan wax oollin.
Meel aan ciriiri ahayn.
m.dh
Wadaag:
Wax buraash ku nadiifin ama ku riinjiyeyn.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Badeeco qiimo jaban ku gadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Firaaqo ka dhigid (meel).
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm faadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag: