Qeexid
Wax firo u yeelid.
Qeexid Kale
Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.
Qeexid Xigta
Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid.
[-reeyay, -raysay]
f.g2Wax firo u yeelid.
Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.
Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld firin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Timo, caw iwm feerid.
Qeexid Xigta: Geedo cagaar yar bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay.
Qeexid Xigta: Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Haad turub geddisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax jajabay oo habaasoobey oo dabayshu qaaddo; saxar, boor.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah ciyaarta turubka oo lagu khammaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Abuur, iniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Timo iwm feerasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -qeeyay, -qaysay
Qeexid: Firaaqo ka dhigid (meel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Cid iyadoo caloosha dhulka loo dhigayo garbadduub u xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cunto, cabid iwm faro dhex gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay.
Qeexid Xigta: ld firdhid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld firdhi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Caano la lulay firfir yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: (f.g) Xabbad lafo burburin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Geed miro yeelasho.
Qeexid Kale: (f.g) Hees iwm mireheeda tirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -gaday, -gatay
Qeexid: ld fargo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (firdhay/firiray, firirtay; -rdhi/- riri) F./kala f.: wax wada jirey kala yaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax firo yeelasho.
Qeexid Xigta: Waraaq turub oo gembisan dhanka kale isu geddiyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]