Qeexid

"Burcad yaryar oo caanaha marka la lulo kor sabbeeya."

Qeexid Kale

Dhidid f. ah: dhidid kala googo'an oo oogada nafleyda ka yimaad. 4. ld fir1.

Qeexid Xigta

F. ah: caano la lulay oo firfir yeeshay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firfir oo kali ah:
  • -jirka firfircooni wuxuu aad u jeclaa inuu ka barbar safto Rivaldo, kahor intaanu Barcelona ka tegin, haddase waxaa dhici karta inuu Manchester tago, lamana oga in Real qaadan doonto sabab dhaqaale darteed.
  • Xamaaliin firfircoon oo haddii aanad fahamsanayn ujeedadooda shaqo wanaagga aad billado ku siin lahayd ayaa shandadahayagii dhufsaday.