Qeexid

"Abuur, iniin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firi oo kali ah:
  • S: Taladda iyo firirka aad sheegtay inaad shirka ku biirinaysaan bal wax nooga taabo?
  • Max'ed dhere, wuxuu sheegay in qaraxa oo miino ahaa uu isagu ka badbaaday inkastoo gaarigii uu la socday ay ku dhaceen firirka qaraxa qaarkiis, isagoo ku eedeeyay qaraxaas inay ka dambeysay Al-shaabab.