Qeexid
"eeg fir2."
"eeg fir2."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire.
m.l
Wadaag:
/dh (-ooyin, m.l) Wiil yar ama gabar yar oo anshax xun.
m.l
Wadaag:
(firdhay/firiray, firirtay; -rdhi/- riri) F./kala f.: wax wada jirey kala yaacid.
f.mg1
Wadaag:
Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay.
ld firdhid.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Aalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la afuufo sii daysa foori dheer. ld firinbi.
m.l
Wadaag:
Nabarro yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylka ah; roobsugow. ld furuuruc.
m.l
Wadaag: