Qeexid
"Is f.: Qof dadka iskalaweyn noqosho. ld fidhikhi."
[-iyay, -isay]
firikh yay
firikh say
f.g2"Is f.: Qof dadka iskalaweyn noqosho. ld fidhikhi."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire.
m.l
Wadaag:
Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay.
ld firdhid.
m.l
Wadaag:
Kala tuurtuurid; kala yaacin. ld firiri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(firdhay/firiray, firirtay; -rdhi/- riri) F./kala f.: wax wada jirey kala yaacid.
f.mg1
Wadaag:
/dh (-ooyin, m.l) Wiil yar ama gabar yar oo anshax xun.
m.l
Wadaag:
Nabarro yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylka ah; roobsugow. ld furuuruc.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Aalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la afuufo sii daysa foori dheer. ld firinbi.
m.l
Wadaag:
Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho. ld firdhisan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: