Qeexid
"ld farandulleyn."
"ld farandulleyn."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire.
m.l
Wadaag:
Neef mar hore dhalay oo caano yareeyay oo aan la caweysimin ee geeljiruhu fiidka hore maalo; juno.
m.l
Wadaag:
/dh (-ooyin, m.l) Wiil yar ama gabar yar oo anshax xun.
m.l
Wadaag:
(firdhay/firiray, firirtay; -rdhi/- riri) F./kala f.: wax wada jirey kala yaacid.
f.mg1
Wadaag:
Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay.
ld firdhid.
m.l
Wadaag: