Qeexid
Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay.
Qeexid Xigta
ld firdhid.
Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay.
ld firdhid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (firdhay/firiray, firirtay; -rdhi/- riri) F./kala f.: wax wada jirey kala yaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld firdhi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay.
Qeexid Xigta: Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Timo, caw iwm feerid.
Qeexid Xigta: Geedo cagaar yar bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld firdhid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld firdhin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Abuur, iniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg fir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Burcad yaryar oo caanaha marka la lulo kor sabbeeya.
Qeexid Xigta: F. ah: caano la lulay oo firfir yeeshay.
Qeexid Kale: Dhidid f. ah: dhidid kala googo'an oo oogada nafleyda ka yimaad. 4. ld fir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Caano la lulay firfir yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho. ld firdhisan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (-ooyin, m.l) Wiil yar ama gabar yar oo anshax xun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nabarro yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylka ah; roobsugow. ld furuuruc.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Is f.: Qof dadka iskalaweyn noqosho. ld fidhikhi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg firfir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld firimbi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Aalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la afuufo sii daysa foori dheer. ld firinbi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Meseggo.
Qeexid Xigta: Badar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]