Qeexid

"Wax jajabay oo habaasoobey oo dabayshu qaaddo; saxar, boor."

Qeexid Xigta

Nooc ka mid ah ciyaarta turubka oo lagu khammaaro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine