Qeexid
"Wax firo yeelasho."
Qeexid Xigta
Waraaq turub oo gembisan dhanka kale isu geddiyid.
"Wax firo yeelasho."
Waraaq turub oo gembisan dhanka kale isu geddiyid.
Wadaag:
Wax jajabay oo habaasoobey oo dabayshu qaaddo; saxar, boor.
Nooc ka mid ah ciyaarta turubka oo lagu khammaaro.
m.dh
Wadaag:
Timo, caw iwm feerid.
Geedo cagaar yar bixin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay.
Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir1.
m.l
Wadaag:
Gammaan dibadeed, leh midab isugu jira diillimo caddaan iyo madow ah oo laga helo Afrika kaliya.
Xoolaha aadka u cayila.
Xararka rarada lagu dhigo jaad ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Daymo, eegmo.
Feker.
F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.
m.dh
Wadaag:
Wax firo u yeelid.
Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid.
Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire.
m.l
Wadaag: