Qeexid
Nafley orgeysan ahaansho (ariga, lo'da iwm).
[-naa, -nayd]
f.mg4Nafley orgeysan ahaansho (ariga, lo'da iwm).
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg firqoon. ld firqoonaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dad koox ah; horin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld firqoonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Magac boqorradii Masaaridii hore.
Qeexid Xigta: F. ah: qof naxariis la'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax meel dheer wax ka arka ahaansho (qof). ld indhafircoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof hawl iwm u dhiifoon ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay.
Qeexid Xigta: Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Timo, caw iwm feerid.
Qeexid Xigta: Geedo cagaar yar bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel muggiisa wax lagu rido, oo la buuxsho, ama la miiso, wax lagu sii daro oo laga taalleeyo; cunnada weelka qarkiisa madaxa kala baxda oo fooca ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cudur, dhibaato.
Qeexid Xigta: (-oomo, m.l) Dhaawac; nabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Cid dhaawac gaarsiin.
Qeexid Xigta: Cid dhibaato gayeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -nmay, -nantay
Qeexid: Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ooman, m.l) Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Abuur, iniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wax jajabay oo habaasoobey oo dabayshu qaaddo; saxar, boor.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah ciyaarta turubka oo lagu khammaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Timo iwm feerasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld firin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]