Qeexid
"(-oobay, -oowday; -oobi) Firsho noqosho (degaan)."
"(-oobay, -oowday; -oobi) Firsho noqosho (degaan)."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) ld farsho. Waab alaabo kala geddisan lagu iibiyo.
Degaan aan bacrin ahayn.
m.dh
Wadaag:
Wax firo yeelasho.
Waraaq turub oo gembisan dhanka kale isu geddiyid.
f.mg1
Wadaag:
Wax firshoobay ahaansho (degaan).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho. ld firdhisan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay.
Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir1.
m.l
Wadaag:
Timo, caw iwm feerid.
Geedo cagaar yar bixin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: