Qeexid
"ld fiisiko."
"ld fiisiko."
Wadaag:
fisikada qaraamiga m.l (fiis.) Qaybaha fisikiska ee soo jireenka ahaa ilaa qarnigii 19aad, ka hor aragtida kuwaantum iyo u-eegidda intaan la ogaan. F. q.u waxa ay badanaa ku dhisnayd mekaanikada niyuutan iyo aragtida birlabdanabeedka ee Jaymis Maakiswel.
Wadaag:
Barashada xeerarka suga dhismaha uunka marka loo eego maatarka iyo tamarta ee ay ka koobantahay. Caado ahaan, barashada waxa loo qaybin jirey qaybo: kul, ileys, jabaq, danab iyo birlabnimo, iyo mekaaniko. ld fiisika, fiisikis, fisika, fisikis, fisiko.
m.dh
Wadaag:
Falal xun oo aan diinta iyo dhaqankuba oggolayn. ld fisiq, fusqi, fusuq.
m.l
Wadaag:
(baay.) Barashada shaqooyin-ka dhismayaasha iyo dariiqooyinka bayo kiimikeed ee ka dhaca dhismayaasha iyo noolaha guud ahaanba.
m.l
Wadaag: