Qeexid

"Wax aan ciriiri ahayn."

Qeexid Xigta

ld fitaaxid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fitaax oo kali ah:
  • Cabdifitaax, ayaa nasiib-wanaag aan waxba soo gaarin dhammaan xabidihii lagu rideyna dhinac ayaa Alle ka marshey wax dhibaato ahna ma soo gaarin habayaraatee.
  • "Waxaan bilownay howlgalo aan ku sugayno amaanka gobolka Bay, gaar ahaan Baydhabo, ciidamo badan ayaan howlgelinay, si magaaladu u noqoto mid amaan ah" ayuu yiri gudoomiyaha Gobolka Bay C/fitaax Geeseey oo dhawaan warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa.