Qeexid
"Wax waasac noqosho. ld fataax2."
[-xay, -xday]
fitaax2 ay
fitaax2 day
f.mg1"Wax waasac noqosho. ld fataax2."
Wadaag:
Wax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg fitaaxsan. ld fataaxsanaan, fataaxsanaansho, fitaax sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-no, m.dh) Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.
m.l.u
Wadaag:
Dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada bixid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag: