Qeexid
"Wax ballaarin. ld fataaxi."
[-iyay, -isay]
fitaax yay
fitaax say
f.g2"Wax ballaarin. ld fataaxi."
Wadaag:
Wax waasac noqosho. ld fataax2.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Wax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Bur, badar iwm khamiirin.
ld faafi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg fitaaxsan. ld fataaxsanaan, fataaxsanaansho, fitaax sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-no, m.dh) Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.
m.l.u
Wadaag: