Qeexid
"eeg fitaaxi. ld fataaxin."
"eeg fitaaxi. ld fataaxin."
Wadaag:
Wax waasac noqosho. ld fataax2.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Wax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-no, m.dh) Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.
m.l.u
Wadaag:
eeg fitaaxsan. ld fataaxsanaan, fataaxsanaansho, fitaax sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Hadal siduu u dhawaaqi lahaa aan loo qorin ama loo akhrin; gef; qalad.
m.l
Wadaag: