Qeexid
"Wax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan."
[-naa, -nayd]
fitaaxsan aa
fitaaxsan ayd
f.mg4"Wax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan."
Wadaag:
eeg fitaaxsan. ld fataaxsanaan, fataaxsanaansho, fitaax sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax waasac noqosho. ld fataax2.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Wax maax yeshay ahaansho (ceel).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax caano ku baaqdeen ahaansho (candho xoolaad).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax arwaaxayahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku n./u n.: naag nikaax ku xiranyahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: