Qeexid

"(-go, m.l) Xarig yar, guntin leh oo ka laallaada dabinka oo inta godka la geliyo garangarta iyo dhidibku isuhayaan."

Qeexid Xigta

(sh.r) F. dheh: si dhegdheg ah u dhaqaaqidda ama isu rogidda.

Wadaag: