Qeexid
.r Qosol f. la dheh: aad u qoslid.
.r Qosol f. la dheh: aad u qoslid.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld feex.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Caano firfir yeelasho.
Qeexid Xigta: Wax sida dhidid, biyo iwm meel ka soo kor bixid.
Qeexid Kale: Geed fufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Firfir subag ah oo marka caanaha la lulo dul sabbeeya.
Qeexid Xigta: Fuf.
Qeexid Kale: Dufan yar oo ka dhashiima laf qorrax taal. 4. ld fiixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Aad u qoslid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nan, m.l) Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nan, m.l) (daaw.) Nabarro yaryar oo ka soo baxa maqaarka intiisa sare. Sida badan waxa lagu arkaa jadeecada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Buurta meesha ugu sarreysa. ld fig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay.
Qeexid Xigta: Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Timo, caw iwm feerid.
Qeexid Xigta: Geedo cagaar yar bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fixlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld fiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax meel ku baahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-gyo, m.dh) (jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wadarta sano ee noole jiro.
Qeexid Xigta: Da', cimri.
Qeexid Kale: La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: F./u f.: wax malayn.
Qeexid Xigta: Wax rajayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]