Qeexid

"Wax durugsan ahaansho."

Qeexid Xigta

Ka f.: wax, wax kale ka durugsan ahaansho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fog oo kali ah:
  • Wuxuu sheegay inuu ka fogaan doono wax kasta oo keeni kara khilaaf u dhaxeeya baarlamaanka ama baarlamaanka iyo madaxda kale ee dowladda.
  • Taliska AMISOM aya sheegay inay shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayso inay yareeyaan dhaqdhaqaaqooda suuqa Barkaaraha, ayna ka fogaadaan hareerihiisa..