Qeexid

"ld fogaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fogaad oo kali ah:
  • War-saxaafadeed ay culimada ka soo saareen Muqdisho ayay ugu yeereen in laga fogaado wax walba oo colaad keenaya.
  • Waxay habartu sidaas u yeelaysay, inuu Daahir ka ag-fogaado Duqa iyo Duqda,dhegahana u raaricin hadalkooda,kaas oo ay khatari ka imaan karto,iyaduna ay markaas fursad fiican u hesho la sii sheekeysiga Oday-Dikriyow.