Qeexid

"eeg fog. ld fogaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fogaan oo kali ah:
  • Arrintan oo keentay kala fogaansho dhinaca dawladda Itoobiya iyo maamulka Cabdi-qaasim ee isku magacaaba (KMG) ah.
  • Goobta qaraxyadaasi ka dhaceen, waxaa ku yaalla guriga Wasiirka Beeraha, Maxamed Jaamac Belel oo u jira fogaan aan konton tallaabo ka badnayn.