Qeexid
"eeg fog. ld fogaansho."
"eeg fog. ld fogaansho."
Wadaag:
(xis.) Summad d. Dhererka xarriijin u dhexeysa laba barood, xarriiqood sallax iwm. Tusaale ahaan, f.ta u dhexeysa laba xarriiqood oo barbarro ah waa dhererka xarriijin qotanta ee isku xirta labadooda; halbegga caalamiga ah ee f.ta waa mitir (m.).
m.dh
Wadaag:
Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano.
ld faan faanid.
m.l
Wadaag:
Wax durugsan ahaansho.
Ka f.: wax, wax kale ka durugsan ahaansho.
f.mg4
-gaa, -gayd
Wadaag:
(xis.) Summad d. Fogaanta u dhexeysa laba barood (x ,y ) iyo (x ,y ) ee ku yaalla kulannada kaartis waana sidan: d = (x2-x1) + (y2-y1).
m.l
Wadaag:
(-nno, m.l/dh) Weel yar oo waxlagu shuban karo oo haamaha lagu aabburo.
m.l
Wadaag:
fogaan-xagleedka u dhexaysa laba barood m.dh (xis.) Fogaanta u dhexaysa laba barood marka laga cabbiro xagasha u dhexeysa laba xarriqood oo mara baraha iyo bar tixraac oo wadaag ah. Tusaale ahaan fogaan xagleedka u dhexeya baraha A iyo B iyada oo loo eegayo barta T waa xagasha ATB.
Wadaag:
Geed weyn canjeelka u eg, sida badan webiga jiinkiisa ka baxa oo leh miro la cuno.
ld degaan.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.
m.dh
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkakoowaad ee kelida ah (hadlaha ama waxqoraha).
ld aannu.
mu.dhm.y
Wadaag: