Qeexid
"(-cyo ..., m.l) (daaw.) Fooc, sida badan san, oo ka baxa xuubka malaaska. Sida badan waxa laga helaa sanka iyo daaloollada kale oo sanka xiga, wuxu keenaa awdid, daloollada, infekshin muddo dheer iyo sandareer."

Wadaag:
Wax kor u soo kuusid.
Jago ka qaadid (qof).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax siman kor u soo kuusmid.
Abuur dhul kasoo bixid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Saddexda xiddigood oo godintu ka samaysantahay.
Meesha doonyaha iyo maraakiibta lagu xiro si aan dabayshu u qaadin.
m.dh
Wadaag: