Qeexid
"Wax soo foocay ahaansho."
[-naa, -nayd]
foocsan aa
foocsan ayd
f.mg4"Wax soo foocay ahaansho."
Wadaag:
Wax siman kor u soo kuusmid.
Abuur dhul kasoo bixid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax kor u soo kuusid.
Jago ka qaadid (qof).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la nadoociyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la foorariyey ahaansho.
Wax madaxa loo hoos mariyey ahaansho. ld foorarsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax soo taagan oo aan meel laga maro lahayn ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Saddexda xiddigood oo godintu ka samaysantahay.
Meesha doonyaha iyo maraakiibta lagu xiro si aan dabayshu u qaadin.
m.dh
Wadaag:
eeg foororsan. ld foorarsanaan, foorarsanaansho, foororsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: