Qeexid
"Geed ubax cas leh oo geela iyo ariguba daaqiisa jecelyihiin."
"Geed ubax cas leh oo geela iyo ariguba daaqiisa jecelyihiin."
Wadaag:
(bot.) Geed-nagaar, wada cad, leh bul weyn oo jilicsan oo dhiigga nabarrada ka socda lagu joojiyo.
m.l
Wadaag:
Timaha intooda hore ee wejiga korkiisa ku beegan.
F. u reeb: timo yar oo loogu reebo madaxa carruurta, siiba gabdhaha, meel wejiga korkiisa ku beegan.
Aqal soomaaliga meesha irridda korkeeda ku beegan.
m.dh
Wadaag:
Isu f.: laba wax ama ka badan isbarbardhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Raar aqalka miyiga wejiga hore laga saaro.
Gabbaad.
ld foodshareer. Maro haweenku wejiga saartaan. 4. ld foodsaarid.
m.l
Wadaag:
Wax kafool kafool uga hor tegid.
Meel ku gabbasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
ld foodsaar 1 (3).
Timaha foodda oo inta salxanyaha soo dhaafa wejiga yareeya oo foolxumeeya; wejiga qaarkiisa kore oo aan dadku badanaa timo ku lahayn, timo ka baxa.
m.l
Wadaag: