Qeexid
"Wax foodda sare laga jaro."
Qeexid Xigta
ld foodgoyn.
"Wax foodda sare laga jaro."
ld foodgoyn.
Wadaag:
Qiimagoo lagaga deyanayo gataha u horeeya waxa uu bixiyo.
Hanti yar oo xoolo gooyo ahaan qof loo siyo.
Waxtar horaadka laga helo shay kharaj ku baxay. 4. Cadad waaweyn oo wax loo googooyo. ld fadgoo.
m.dh
Wadaag:
Timaha intooda hore ee wejiga korkiisa ku beegan.
F. u reeb: timo yar oo loogu reebo madaxa carruurta, siiba gabdhaha, meel wejiga korkiisa ku beegan.
Aqal soomaaliga meesha irridda korkeeda ku beegan.
m.dh
Wadaag:
Hab loo raadiyo xoolaha dhuma ama wixii kaloo la raadinayo.
m.dh
Wadaag:
Isu f.: laba wax ama ka badan isbarbardhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed ubax cas leh oo geela iyo ariguba daaqiisa jecelyihiin.
m.l
Wadaag:
Raar aqalka miyiga wejiga hore laga saaro.
Gabbaad.
ld foodshareer. Maro haweenku wejiga saartaan. 4. ld foodsaarid.
m.l
Wadaag:
Wax kafool kafool uga hor tegid.
Meel ku gabbasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(bot.) Geed-nagaar, wada cad, leh bul weyn oo jilicsan oo dhiigga nabarrada ka socda lagu joojiyo.
m.l
Wadaag:
ld foodsaar 1 (3).
Timaha foodda oo inta salxanyaha soo dhaafa wejiga yareeya oo foolxumeeya; wejiga qaarkiisa kore oo aan dadku badanaa timo ku lahayn, timo ka baxa.
m.l
Wadaag: