Qeexid Xigta
ld foodsaar1 (4).
ld foodsaar1 (4).
Wadaag:
Wax kafool kafool uga hor tegid.
Meel ku gabbasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Raar aqalka miyiga wejiga hore laga saaro.
Gabbaad.
ld foodshareer. Maro haweenku wejiga saartaan. 4. ld foodsaarid.
m.l
Wadaag:
Timaha intooda hore ee wejiga korkiisa ku beegan.
F. u reeb: timo yar oo loogu reebo madaxa carruurta, siiba gabdhaha, meel wejiga korkiisa ku beegan.
Aqal soomaaliga meesha irridda korkeeda ku beegan.
m.dh
Wadaag:
Is f.: xarrago iyo isweyneyn dhar waaweyn u qaadasho oo dadka is tustusid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(kiim.) Dariiqada lagaga soo saaro bir macdanteeda.
(kiim.) Ka soocidda walax laga soocaayo iskujir iyadoo la adeegsanaayo milmidda xula-shada leh.
m.dh
Wadaag: