Qeexid
"ld foofsasho."
"ld foofsasho."
Wadaag:
Xoolo daaq geysasho. ld soofso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg foofso. ld foofsad, foofsi, soofsad, soofsasho, soofsi.
m.f.dh
Wadaag:
Xoolo daaq doonad ah.
Meesha xooluhu daaqaan.
Inta u dhexeysa xerada iyo daaqsinta. 4. Kadin geel ah. 5. Daaq. 6. ld foofid. ld soof1.
m.l
Wadaag:
Hal mar oo qof ciyaar turub, dubnad iwm. looga dhaco. ld fooro.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (baay.) Meel yar oo diisan oo ku taalla badhtanka qaybta dambe ee natiinaha qaar ka mid ah lafdhabarleyda. Waa meesha ugu muhiimsan ee uu ku soo dhaco ilaysku, waana halka aasaaska u weyn ee ragga. Waxa laga helaa qorratada, qaar ka mid ah shimbiraha iyo garadleyda ay ku jiraan dadku.
m.l
Wadaag:
Ur udgoon oo ka soo baxa cunto geedeysan oo bisil ama la bisleynayo.
m.dh
Wadaag:
F.ta/berri f.ta: maalinta gelinkeeda hore; subax.
Berri.
m.dh
Wadaag:
Timaha intooda hore ee wejiga korkiisa ku beegan.
F. u reeb: timo yar oo loogu reebo madaxa carruurta, siiba gabdhaha, meel wejiga korkiisa ku beegan.
Aqal soomaaliga meesha irridda korkeeda ku beegan.
m.dh
Wadaag: